Catalog Search Results
Author
Series
Pub. Date
2017.
Language
Somali
Description
"Sheekadan "Wadajir baa awood leh" waxay ka mid tahay sheekooyinka xigmadaha waaweyn leh ee ay soomaalidu ku sheekeysato, jiilba jiil u soo gudbinayey, ummada kalena ay la wadaagaan. Waa sheeko-xariiro la soo qaato marka la doonayo in laga tusaale bixiyo wanaagga wada jirka uu leeyahay iyo dhibta ka iman karta kala tagga iyo iskaashi la'aanta. Soomaalidu waxay leedahay maahmaaho dhowr ah oo wadajirka ka hadlaya waxaana ka mid ah; "Far kaligeed fool...
Didn't find it?
Can't find what you are looking for? Try our Materials Request Service. Submit Request